Month:

Ka Dhamaystay.

Gabaygii: Ka Dhamaystay Faadumo Dhoorre (Faadumo – xabbado) oo u dhaxdey Ismaaciil ayaa beri cidahoodii oo deggan degmada Ceerigaaho soocdaal ku aaddey. Nin Bile Dalmar la odhan jireyoo ay gabadha…

Fur guduudan.

Gabaygii: Fur guduudanGoor iyo ayaan colaadda reer miyiga dhex taalla waxay ahayd mid taagah, Daaqa iyo biyaha ayaa u badan waxyaalaha ay ku diriri jireen ee boqollaalka nin u dhiman…

Allahayow.

Gabaygii:Allahayow walaalaannu nahay Maxamad Ciise Faarax oo «Darwiish – daqarre» lagu naanaysi jirey Ismaaciil baa abti u ahaa, wuxuuna ahaa nin reer magaal ah oo odayga u roonaa, hadba kolkii…

Ula hableysaan.

Gabaygii: Maxaad ula hableysaan Dagaalkii jidbaale markuu dhacay 1904 ee Daraawiishtii Sayid Maxamed xidhiidhkii u gooyeen, ka dib markii rag door ah oo kun nin gaarayey ay jahaadkaas uga qudh…

Hashii gabay.

Gabaygii:Hashii gabay Sayid Maxamed ayaa amar cad ku baxshey in lsmaaciil geelii la helaba hasha gabayga laga siiyo. Maalintii dambe ,ayaa col baxay. Waxaa ammaanduule u ahaa Darwiishkii la odhan…

Aduun qani ahaa.

Gabaygii:Aduun qani ahaa waa Had iyo goor haddaynu muslin nahay waxaynu qab­naa fikrad ah inay aakhiro tahay halka ugu habboon ee ay lama-huraan tahay inaynu u shaqaysanno. Adduunku, waa iyada…

Dux ha yeelan.

Gabaygii: Dux ha yeelan waligaa Waataynu horay u niri Ismaaciil waxuu ahaa nin gabaygiisu dhow yahay oo wax yari ka gabaysiin karaan taas macnaheedu ma aha inaan gabaygiisu qoddo dheer…

Barakaale Eebbow.

Gabaygii: Barakaale Eebbow 1924 Ka dib markii uu Ismaaciil mire Daraawiish ka soo galay ayaa Dhulbahante Nugaal isugu soo guuray.Iyadoo halkaas la yaal baa Suldaan Cali Keenadiid oo Hobyo u…

error: Halkan kaga boggo